Monday, August 24, 2015

Wednesday, July 29, 2015

Yusuf Garaad: Mudug mise NusMudug?

Yusuf Garaad: Mudug mise NusMudug?: Alif wax ma leh iyo wax buu leeyahay sax ma wada noqon karaan. GalMudug waxay ka kooban tahay Mudug iyo Galguduud ama Dowlad Goboleed ma...

Monday, July 13, 2015

Wednesday, July 1, 2015

Yusuf Garaad: Buubbaa oo Calankiisa Beddelay

Yusuf Garaad: Buubbaa oo Calankiisa Beddelay: Mudane Ismaaciil Buubbaa Goobtu waa Djibouti. Waa garoonka dayaaradaha Ambouli. Waa bisha April sannadkuna waa 1994. Kulayl...

Yusuf Garaad: Soohdinta Badda Soomaaliya iyo Kenya

Yusuf Garaad: Soohdinta Badda Soomaaliya iyo Kenya: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo Baarlamaanka Soomaaliya la hadlay Talaado 30-ka Juun 2015, ayaa soo hadal ...

Saturday, June 27, 2015

WARGELIN BLOGGAYGA CUSUB ...

TALADA ADIGA AYAA KU NOOL EE IYADU KUGUMA NOOLA...


waa blog gayga cusub ...  waxaanan asxaabta iyo dadka kaleba u sheegayaa in ay halkaas ka heli doonaan warar badan oo hufan...   macluumaad dheeriyana aan ku soo kordhin doono ...     xaaaladaha taaganna aan fikirkayga iyo wixii talo ahba kaga dhiiban doono....



aduunkan aynu ku noolnahay waxa ka buuxa farxado iyo murugooyin is huwan, oo marka daah la faydaba mid ka mid ah ayaa soo boodaya waana sunne nolosha ku jira oo ilaahay ugu talo galay in uu adoomihiisa ku imtixaamo.
 haddaba sida uu allah inoo sheegay waxa ka gudbaya imtixaankaas kuwa marka ay la kulmaan daaha dhibtana ku samra ee og in uu ku xigo kii farxada ahaa ,  ka farxada marka ay galaanna aan ku mashquulin ee aan hilmaamin ka sugayee   ku mahad naqa......