GUDAHA KA
AKHRI: LIISKA XILDHIBAANNADa loo malayn karo in ay yihiin MOOSHIN QUUTAYAAl oo HORE U LAALAY MOSHINKAN, OO HADANA KAMID
NOQDAY 38-KII MUDANE EE SAXEEXAY KII SHALEY DHICISOOBEY.
Hargaysa(Mandheera.com):-
Gudaha Ka Akhri Liiska Xildhibaannadii Hore U Laalay Mooshinkan Iyo Magacyada
38-kii Mudane Ee Shalay Saxeexay Is Barbar Dhiga Labada Liis Ee Xildhibaannadii
Hore U Diiday Wareejinta Haamaha Shidaalka Iyo Kuwa Shalay Saxeexay Mooshinkii
Ay Shir Guddoonka Goluhu Shalay Isku Faro Saareen Immisa Mudane Ayaa
Mawqifkoodii Beddelay Oo Saxeexay Mooshinkii Shalay Shir Guddoonku Isku Faro
Saaray? Murankii dagaalka gaadhay ee shalay dhex maray Guddoomiyaha Golahaas Md
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) iyo ku-xigeenka koowaad Baashe Maxamed
Faarax, ahaa mid ka dhashay mooshin ay keeneen Mudanayaal Golahaasi katirsan oo
la xidhiidhay sidii Mudanayaashu uga arrinsan lahaayeen Warqaddii dhawaan
Madaxweynaha lagu celiyey ee la xidhiidhay wareejinta Haamaha shidaalka
Berbera. Mudanayasahan oo magacyadooda uu helay wargeyska Hubaal,
ayaa kala ahaa sidan soo socota:
- Xildh.
Mahdi Xuseen Cadarre,
- Siciid
Maxamed Cilmi.
- Cali
Xasan Maxamed.
- Xasan
Cawaale Caynaan.
- Xasan
Muuse Hufane.
- Ibraahim
Axmed Raygal.
- Axmed
Barkhad Obsiiye
- Mahdi
Cabdilaahi Maxamed
- Axmed
Cabdi Kijandhe
- Cabdilaahi
Axmed Yuusuf.
- Axmed
Jaamac Cali
- Cali
Maxamed Aadan
- Ibraahim
Axmed Sheekh Muuse.
- Ibraahim
Carraale Cabdi
- Maxamed
Xuseen Xaaji Ciise.
- Mahdi
Maxamed Jaamac
- Maxamed
Axmed Obsiiye
- Saleebaan
Cawad Cali
- Maxamed
Xaaji yuusuf Waabeeyo.
- Cabdi
Hirad Warfaa
- Cabdiqaadir
Jaamac Xaamud
- Cabdilaahi
Xuseen Cige
- Axmed
Maxamed Diiriye.
- Abuukar
Cabdiraxmaan Good
- Cabdiraxman
Muuse Jaamac
- Cali
Obsiiye Diiriye
- Maxamed
Jaamac Cabdi
- Xamse
Maxamed Gaaddo-weyne
- Cabdicasiis
Cabdilaahi Aadan dhulcun
- Farxaan
Maxamed Cali
- Maxamed
Cismaan Aadan
- Cabdiraxmaan
Yuusuf Cartan
- Cabdiraxmaaan
Maxamed Jaamac
- Cabdiraxmaan
Cismaan Caalin
- Maxamed
Maxamuud Cumar Xaashi.
- Axmed
Ducaale
- Maxamed
Axmed Dhakool
- Sulaymaan
Yuusuf Cali Koore
Sideed iyo soddonkaas
xildhibaan ayay kala ahaayeen xubnaha saxeexay mooshinka shalay fawdada abuuray
ee golaha wakiillada la hor keenay.
Arrinta xusida mudan ayaa
ah in ay xildhibaannadan saxeexay mooshinka shalay ee wareejinta haamuhu ay
sidoo kale ku jireen xubno iyaguna ka mid ahaa afartankii xildhibaan ee hore
codka diidmada ah gacanta ugu taagay in la wareejiyo haamaha hase ahaatee
hujuun adag iyo kaambayn ay xukuumadda iyo xubnaha kaadiriinta goluhu qaadeen
lagu soo xero geliyey mawqifkoodii horena lagu bedelay. Xubnahaas wada saxeexay
labada mooshin ee isku lidiga ah ayaa ka koobnaa lix mudane oo kuwada jiray
labada liisba.
Magacyada Xildhibaannada Diiday Mooshinkii Hore ee wareejinta
Haamaha
- Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire
- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille
- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
- Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim
Aareeye
- Xildhibaan Axmed Faarax Toot
- Xildhibaan Cali xaaji Maxamed
Muuse
- Xildhibaan Baar Siciid Faarax
- Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale
- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa
- Xildhibaan Xasan Maxamed Hufane
- Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige
- Xildhibaan Jaamac Xasan Cadow
- Xildhibaan Maxamed Saalax Cige
- Xildhibaan Bashiir |Sh. Xuseen
Tukaale
- Xildhibaan Weli Axmed Xaawo
- Xildhibaan Xaashi Xuseen Caabi
- Xildhibaan Cabdiqaadir X.
Ismaaciil Jirde
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed
Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog)
- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh
Cali Ayaanle
- Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdulle
- Xildhibaan Ibraahim Axmed Reygal
- Xildhibaan Maxamuud Jaamac X.
Cilmi
- Xildhibaan Axmed Xasan Aadan
(Weyso-cadde)
- Xildhibaan Xaamud Xasan Cismaan
- Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige
(Black)
- Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali
Shabeel
- Xildhibaan Maxamed Baaruud Shide
- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan
- Xildhibaan Aadan Muxumed Hoorri
(Mataan)
- Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool
- Xildhibaan Maxamed Cusmaan Maxamed
(Bulqaas)
- Xildhibaan Cabdi Maxamuud Jaamac
(Gaagaale)
- Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan
Caalin
- Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf
- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi
(Obama)
- Xildhibaan Siciid Yuusuf Cartan
- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Reyte
Ref:
http://www.mandheera.com/gudaha-ka-akhriliiska-xildhibaannadii-mooshin-quutayaasha-ahaa-ee-hore-u-laalay-moshinkan-oo-hadana-kamid-noqday-38-kii-mudane-ee-saxeexay-kii-shaley-dhicisoobey/
http://www.mandheera.com/gudaha-ka-akhriliiska-xildhibaannadii-mooshin-quutayaasha-ahaa-ee-hore-u-laalay-moshinkan-oo-hadana-kamid-noqday-38-kii-mudane-ee-saxeexay-kii-shaley-dhicisoobey/
CAJIIB
ReplyDelete